Hogaamiyaasha Soomaalida ayaa isku arkaya magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga waxaana shirkaasi si gaar ah looga hadlayaa arimaha Doorashada Soomaaliya, Hadaba Maxaa ka soo bixi kara shirkaasi waxaan ka wareesanay Cumar Nuur Cali oo ah nin falanqeeya arimaha siyaasada ee Soomaaliya.
Halkan ka dhegaysoIstanbuul

