Jaaliyada kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa kulan ay isugu yimaadeen magalada london waxaa ay cambaarey dusha kaga tuureen xukuumada federaalka iyo sharaiif xasan ayagoo ku eedeeyey iney ka dambeeyaan dhibaatooyinka aan dhamaadka laheyn ee maalin walba kasoo cusboonaada gobolka shabeelaha hoose.
Bal nala daawada sida uu u dhacay kulankooda.

ninki ali baaba ahaa shariif hasan lacagti oow ka qaadan jirey ma laga joojiyey asiga maanta ka hor imaadey ninkan cali baaba ah kistiisa ley u daran ki lacag siiyo low racaa waha wada wa dhun iska dheh saara ninkaas
aniga digil iyo mirifle hadaan runta u sheego wa in ay iska dheh saaran dadka hunguri raadiska ah sida shariif hasan iyo cali baaba oo kale wa dadka hada la isla hubo
digil iyo mirifle mid aysan hureynin waa degaal ama ay qaatan hub wa muhiim hadii ay rabaan huriyad wa in ay qaataan hub taas aa hubaal ah wsc
Comments are closed.