War Deg-Deg ah…Maleeshiyada Beesha Abgaal ee ku labisan dharka Ciidanka Dowlada oo Shacab ku gumaaday degmada Afgooye

0
150

wardegdeg

 

 

 

 

 

Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in qorax dhicii maanta ay Maleeshiyada Beesha Abgaal ee ku labisan dharka Ciidanka Dowlada ay Buundada weyn ee magaalada ku dileen mid ka mid ah ah dadka deegaanka halka midkalena ay u geysteen dhaawac culus iyadoo ruuxa ruuxa dhaawaca ahna dhaawaciisa loola cararay magaalada Muqdisho si loogu soo dabiibo.
Labadan ruux ee kasoo jeeday deegaanka degmada Afgooye ee maanta Maleeshiyada Beesha Abgaal ee ku labisan dharka Ciidanka Dowlada ay ku weerareen Buundada weyn ayaa waxay qayb ka tahay Olole Maleeshiyada beelaha Hawiye ay ka wadeen bilihii lasoo dhaafay gobolka Shabeelaha hoose taasi oo ay doonayaan inay ku barakiciyaan dadka deegaanka si ay u dhaxlaan deegaanka.