Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

0
205

astaanta wadajir

 

 

 

 

—Dowlada Soomaaliya oo ka laabatay go’aan ay ku joojin lahayd duulimaadka Muqdisho iyo Hargaysa.
—Puntland oo si cad u diiday wax ka bedelka lagu sameeyay qaar ka mid ah Cutubyada Dastuurka KMG
—Madaxda Somalida ee ka qaybgalaya Shirka Istanbul oo ku sii jeeda dalka Turkiga.
—Banaanbax lagu dalbanaayay in la cadeeyo Maqaamka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay.
—Dowladda Somaliya oo sheegtay canshuurta ugu badan ee la qaado in lagu soo rogi doonto Khaadka.
–Ahlu Sunna oo is hor istaag ku sameysay Odayaal iyo Siyaasiyiin Doonaayay inay dhex dhexaadiyaan Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Halkan ka dhegaysoWararka WRA