WARARKA

Xogahayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo Kenya Ugu Baaqey INey Ilaaliso Heshiskii Seddex Geesoodka

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki Moon iyo Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa kawada hadlay Xiritaanka Xeryaha Dhadhaab ee Dalka Kenya, iyadoo...

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Ku Biirey Xisbiga Kulmiye

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar - oo ah Aqoon-yahan si Weyn looga yaqaanno Soomaaliya iyo Qaybo ka mid ah Caalamka, ayaa shalay ku biiray xisbiga...

Daawo Sawiro Naxdin Leh Caruur Nafaqo Daro Heysa oo La Keeney Cisbitaalka Magalada Baydhabo

Caruur la ildaran nafaqo darri oo ay tiradoodu kor u dhaaftey 120 ayaa 24-Kii Saac ee lasoo dhaafay lasoo gaarsiiyay Cisbitaalka Guud ee Magaalada...

Hay’ada Cunada Adduunka oo Ka Hadashey Rashinkii Dhacay ee Shaley Lagu Qabtey Garoonka Muqdisho

Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP, ayaa ka hadashay raashin dhacay oo shalay lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, kaasoo la sheegay in loo waday Degmooyin...

Diyaarad Ay Leedahay Hey’ada WFB oo Sidey Raashin Wakhtigiisa Dhamaadey oo Lagu Qabtey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade

Warar aan dhawaan ka helney Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada amaanka ay gacanta ku dhigeen Diyaarad la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img