WARARKA

Dhegeyso Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Ka Hadley Liiska uu Soo Saarey Madaxweyne Xasan Sheekh

Gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa soo bandhigay xog sida uu sheegay si qarsoodi ah ku helay taas oo la...

Gudoomiye ku Xigeenka Gudiga Arimaha Dibada Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Ka Hadley Derbiga Ay Dhiseyso Kenya

Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cumar dalxa oo la hadlay Warbaahinta Gudaha ayaa sheegay in ay ka xun yihiin Dhismaha...

Aqriso Magacyada Gudiga Heer Federaal Ee Doorashooyinka 2016

Madaxweynaha DowladaFederaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee sannadka 2016-ka. Magacyada xubnaha ka...

Daawo Sawir uu Maanta Amiin Camir Ka Sameeyey Hogaamiyaha Xisbiga Republican ee Dalka Mareykanka

Amiin camir oo horey loogu ogaa inuu ka hadlo siyaasada dalka somaliya ayaa maanta qalinkiisa u wareejiyey tartanka doorashooyinka ee ka socda dalka mareykanka...

Dhegeyso Madaxa Cilmi Baarista Sahan Research Matt Bryden oo Sheegey In Laga Yaabo Ineysan Dhicin Doorashada Xiligii Loogu Tala Galey

Matt Bryden oo madax ka ah Xarunta Cilmi-baarista Sahan Research oo la hadley idaacada VOA Laanteeda Af-Soomaaliga ayaa sheegey in arintaas ay dhici karto...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img