WARARKA

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameyey Xasuuqa Ay Ciidamada Itoobiyaanka Ku Hayaan Deegaanada Somaliland

Ciidamo itoobiyaan ah ayaa maalmahan dambe dhibaatooyin aad u ba,an ka geystey qaar ka mid ah deegaanada somaliland ayagoo halkaasi ku diley haween, Caruur...

Daawo Waxgarad iyo Siyaasiyiin Ku Shirey Degmada Baladweyne oo Kasoo Horjeestey Gudiga Dorashooyinka uu Magacaabey Xasan Sheekh

Kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan Siyaasiyiinta, Waxgarad, Aqoon-yahanno iyo Odayaal-dhaqameed kasoo jeeda gobolada  hiiraan iyo shabelaha dhexe ayaa waxaa...

Daawo Suldaanka Guud ee Beesha Disow oo Shaley Lagu Caleema Saarey Dalka Canada Magalada Toronto

Xaflad aad u balaaran oo ay kasoo qeyb galeen busha kala duwan ee ku nool dalka canada magalada toronto ayaa habeenkii xaley lagu qabtey...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo Maanta Gaarey Magalada Baydhaba

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa gaaray Degmada Baydhabo ee Gobolka Baay, halkaas oo uu 20-ka bishan oo ku beegan Isniinta...

Dhegeyso Weerar Geystey Qasaaro Isugu Jirta Dhimasho Iyo Dhaawac oo Maanta Ka Dhacay Tuulooyin Hoos taga Degmada Buur-Hakaba

Wararka ianaga soo gaaraya degmada baydhabo ee gobolka baay ayaa sheegaya in Maleeshiyaad ay Weerar khasaaro geystay ku qaadeen Degaanka Lafoole oo ka tirsan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img