WARARKA

Daawo Qurba Joogta Beesha Jambaluul oo Afur Gaarsiiyey Degmada Wanleweyn ee Gobolka Shabelaha Hoose

Qurba joogta beesha jambaluul ayaa waxaa ay maalintii shaley afur gaarsiisey qaar ka tirsan shacabka ku nool degmada wanleweyn ee gobolka shabeelaha hoose ee...

Daawo Cabdiqani Yuusuf Bolimoog Gudoomiyihii Degmada Afgooye ee Shariif Xasan Sida Sharci Darada Xilka Kaga Qaadey oo Shir Jaraa’id Ku Qabtey Deegaanka Nr 50

Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha iyo waxgaradka kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa maalintii shaley lagu qabtey deegaanka Nr50 ee gobolka shabeelaha hoose kulankaasi...

Dhegayso..Sababta ka danbaysa baaqashada kulanii maanta ee Baydhaba.

          Hogaamiyaasha Soomaalida ayaa waxaa maanta looga fadhiyay inay kulan ku yeeshaan magaalada Baydhabo hayeeshee baaqday, Kulankan oo hadii uu maanta qabsoomi lahaa ayaa waxa uu noqon...

Dhegayso..Caasha Geele”Haweenku waxay rabaan 50% ee ma ahan 30% oo hada loo qoondeeyay”

            Haween isaga kala yimid maamul goboleedada dalka iyo wasaarada haweenka Dowlada FS ayaa oo ku kulmay Muqdisho ayaa waxay hoosta ka xariiqeen inay siyaasada...

Dhegayso Duruus Ramadaani ah”Maxaa ina Afuriya maxaanse ina Afurinin”

            Dhegayso Duruus Ramadaani ah"Maxaa ina Afuriya maxaanse ina Afurinin"Waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img