WARARKA

Ururka u Dooda Xuquuqda Aadanaha oo Ka Digey Gabdhaha Somaliyeed ee Loo Shaqo Geynayo Dalka Sacuudiga

Hey’adda Xuquuqda Adanaha ee Human Right watch ayaa ka digtay In Si Xun Loola Dhaqmo Adeegtada Soomaalida Ee Loo Dirayo dalka Sacuudiga. Human Right watch...

Daawo Prof Maxamed Xaaji Mukhtaar oo Ka Hadlaya Waxa ay Isaga Mid Yihiin Somalida Iyo Waxey Ku Kala Duwan Yihiin

Prof Maxameed Xaaji Mukhtaar oo wax ka dhiga jaamacada safana georgia ee dalka mareykanka oo waresysi siiyey Liibaan Show ayaa waxaa uu falan qeyn...

Itoobiya oo Ciidamadii ugu Badneyd Geysey Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya Degaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Dolwadda Itoobiya ay Degaankaasi geysay Ciidamadii ugu badnaa oo wata Dabaabaad,waxaana ay Fariisimo...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Degmada Buula Burde oo Sheegey In Gudoomiye Gobol uusan Xilka Ka Qaadi Karin

  Maalintii shaley ayey aheyd ka dib kolkii gudoomiyaha gobolka hiiraan uu xil ka qaadis ku sameyey gudoomiyaha degmada Buula burde taasoo uu ka biya...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka oo Sheegtey In Qaladaad Ka Buuxo Dastuurka Federaalka

Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka dowlada federaalka Soomaaliya Maryan Cariif Qaasim ayaa sheegtay in qalad uu Ka Buuxo Dastuurka KMG ah ee dalka, lagama...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img