Dhegeyso:Gudoomiyaha Degmada Buula Burde oo Sheegey In Gudoomiye Gobol uusan Xilka Ka Qaadi Karin

0
205

 

Maalintii shaley ayey aheyd ka dib kolkii gudoomiyaha gobolka hiiraan uu xil ka qaadis ku sameyey gudoomiyaha degmada Buula burde taasoo uu ka biya diidey gudoomiyaha xilka laga qaadey isla markaana sheegey in gudoomiye gobol uusan xilka ka qaadi karin.

Gudoomiyihii degmada Buulo Barde Cabdicasiis Ibraahim Duurow oo arintaasi ka hadlaya waakan ee nala dhegeysta.

Gudoomiyaha Degmada buulo-Barde

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudoomiyaha Degmada buulo-Barde Mobil