Dhegeyso:Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka oo Sheegtey In Qaladaad Ka Buuxo Dastuurka Federaalka

0
116

Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka dowlada federaalka Soomaaliya Maryan Cariif Qaasim ayaa sheegtay in qalad uu Ka Buuxo Dastuurka KMG ah ee dalka, lagama maarmaana ay tahay sixitaankiisa Si Ay Cadaalad U Helaan Shacabka Soomaaliyeed.

Hadaladeedana waxaa ka mid ahaa.

Maryan Cariif

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

Maryan-Cariif Mobil