WARARKA

Dhegeyso:Dowlada Fedraalka oo Sheegeytey In La Cusbooneysiin Doono Heshiiskii Ay Wada Galeen Somaliya, Kenya iyo Hey’adaha Qaxootiga

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ayaa sheegay in heshiiskii saddex geesoodkla ah ee ay kal hore kala saxiixdeen dowlaha Soomaaliya, Kenya iyo Hay’adda UNHCR uu...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Jawaari oo Sheegey In lala Xibsaabtami Doono Wasiirada Xildhibaanada Ah

Gudooomiyaha Baarlamaanka dowlada Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Gudoonka Baarlamaanka uu si adag ula xisaabtami doono Wasiirada Xildhibaanada ah...

Dhegeyso:Sheekh Aadan Siiro oo Ka Mid Ah Culumada Somaliland oo Ka Hadley Xasuuqa Ciidamalada Itoobiyanka Ka Geysanayaan Deeganada Somaliland

Beryahanba waxaa soo badanayey dhibaatooyinka ay ciidamada itoobiyaanka ku hayaan deegaanada somalilad ayagoo halkaasi ku xasuuqey dad badan oo shacab ah, Mid ka mid...

Dhegeyso Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Ka Hadley Xiritaanta Xeryaha Qaxootiga ee Kenya

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay aad usoo dhaweynayaan booqashada Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagay...

Daawo: Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo 48 Saac U Qabtey Iney Wadanka Uga Baxaan Beesha Caalamka

Kulan beryahan uga socdey odayaasha dhaqanka beelaha hawiye ayaa laga sheegey in aysan weli ku qancin gudiyo la sheegey in lagu dhisey shirka madasha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img