WARARKA

Daawo Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibada oo Musuqmaasuq Ka Qeylinaaya “” Yaa Is Gaarey “

Wasiiru Dowlaha arimaha dibadda dowlada federaalka somaliya Khalid Cumar Cali iyo beesha uu kasoo jeedo ayaa soo bandhigay Musuqmaasuq iyo been abuur ah oo...

Kulan Looga Hadlayey Qaabka Ay U Socdaan Doorashooyinka OO Maanta Lagu Qabtey Magalada Muqdisho

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay dar dar gelinta Doorashooyinka Aqalka Hoose. Kulankaasi waxaa sidoo kale goob...

Maamul Goboleedka Puntland oo Joojiyey Doorashooyinkii Aqalka Hoose ee Ka Socdey Puntland

Qoraal goor dhow kasoo baxay madaxtoyada maamul goboleedka Puntland ayaa amar lagu bixiyey in gebi ahaanba la joojiyo illaa amar dambe doorashooyinka aqalka hoose...

Beesha Caalamka oo Cambaareeyey Qaraxii Ka Dhacay Suuqa Beerta ee Degmada Waaberi

Ururka Midowga Yurub ayaa si kulul u cambaareeyay Qaraxii xooganaa ee ka dhacay Suuqa Beerta ee Degmada Waabari, ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo ay...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Hey’ada Culumada oo Soo Jeediyey Qorsho Cusub oo Looga Hortegayo Qaraxyada Alshabab

Gudoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa ku baaqay in la sameeyo qorsho cusub oo looga hortagayo qaraxyada Al-Shabaab ay ka geysanayaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img