WARARKA

Aqriso: Warqad Kasoo Baxdey Xafiiska Reysulwasaaraha oo Loogu Digayo Hey’adaha Nabadsugida

Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa qoraal u soo saaray ugu baaqay dhamaan hay'adda nabad-sugida Qaranka in ay faraha kala baxdo...

Diyaarad Sidey Koox Ka Tirsan Kooxaha Dalka Braziil oo Ku Burburtey Keymaha Dalka Colombiya

Warar ka imanaya dalka brazil ayaa sheegaya in diyaarad siday 81 ruux oo ay ku jiraan koox ka dhisan dalka Brazil ku bur burtay...

Dowlada Shiinaha oo Lacag Gaareysa 1.2 Milyan Ugu Deeqey Ciidamada Midowga Africa ee Ku Sugan Somaliya

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtey in ay lacag gaareysa 1.2 milion ugu deeqday ciidanka Midowga Afrika ee ka howgala gudaha Soomaaliya ee marka magacooda lasoo...

Alshabab oo Xaley Lagu Weerarey Deegaanka Toora Toorow ee Gobolka Shabeleelaha Hoose

Wararka naga soo gaaraya Degaanka Tooro-tooroow ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay halkaasi ay weerar ku qaadeen ciidamo isugu jira Soomaali iyo...

Gudiga Doorashooyinka oo Sheegey In KUlanka Ugu Horeeya ee Baarlamaanka Cusub uu Dhici Doono Horaanta Bisha Dicember

Guddiga Doorashada Dadban ee Soomaaliya, ayaa sheegay in kulanka ugu horreeya ee baarlamaanka Cusub ee Federaalka Somalia uu yeelan doono Horraanta bisha December ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img