Daawo Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibada oo Musuqmaasuq Ka Qeylinaaya “” Yaa Is Gaarey “

0
36

khalidWasiiru Dowlaha arimaha dibadda dowlada federaalka somaliya Khalid Cumar Cali iyo beesha uu kasoo jeedo ayaa soo bandhigay Musuqmaasuq iyo been abuur ah oo ay sameeyeen boqortooyada maamulka shariif xasan ee fadhigeedu yahay magalada baydhaba.

Mussuq maasuqan uu ka qeylinayo wasiiru dowlada ayaan aheyn midkii ugu horeeyey ee laga sheegto shariifka iyo kooxdiisa balse waxaa wax lala yaabo ah in shariifka uu ee seeftiisa kula jeesto dhamaan kooxihii kala shaqeeyey burburinta maamulkii 6da gobol ahaa ayagoo markaasi dantooda raqiiska ah meesha ka arkayey kooxahaas oo uu khalidba ka mid ahaa.

Bal nala daawada hadalada waxa uu soo bandhigey Khalid Cumar.