Dhegeyso:Gudoomiyaha Hey’ada Culumada oo Soo Jeediyey Qorsho Cusub oo Looga Hortegayo Qaraxyada Alshabab

0
22

sheekh-bashiir-axmedGudoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa ku baaqay in la sameeyo qorsho cusub oo looga hortagayo qaraxyada Al-Shabaab ay ka geysanayaan Magaalada Muqdisho.

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegtay in loo baahan yahay in shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda Soomaaliya in ay qaadaan tilaabooyin looga hortagayo Qaraxyada.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

gudomiyaha-hayada-culumada

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

gudomiyaha-hayada-culumada-mobil