Dhegeyso:Qaar Ka Tirsan Ergadii Beesha Begedi oo Sheegey In Magacooda Dad kale Ku Foodeen

0
170

awdhegleKulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Nabadoono, Waxgarad iyo Odayaal ka soo jeeda Beesha begedi oo ka mid ah beelaha dega deegaanada Koofur galbeed ayaa waxa ay Kulankooda ka sheegeen in la masuq maasuqay Kursigii ay ku lahaayeen Aqalka Hoose ee Baarlamaanka.

Waxa ay nabadoonadii iyo kulanka ka hadlay sheegeen in Ergadii codeyneysay lagu qasbay iney doortaan qof aysan ku qanacsaneyn sida ay sheegeen sidoo kalena loo diiday in la tuso warqadii codeynta.

Hadaladoodiina waxaaka mid ahaa.

beesha-begedi

Halkan hoose kaga dhegeyso mobillkada

beesha-begedi-mobil