WARARKA

Dhegeyso: Wasiirka Socdaalka Iyo Jinsiyada Dalka Canada oo Dowlada Somaliyeed Ugu Baaqey Iney Safarad Ka Furato Canada

Wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dalka Canada Axmed Xuseen, islamarkaana ah Muwaadin Soomaaliyeed ayaa waxaa uu dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ugu baaqay in ay...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Maanta Deeq Gaarsiiyey Qaar Ka Tirsan Barakacayaasha Ku Sugan Duleedka Magalada Muqdisho

Mas’uulliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa deeq gaarsiiyey qaar kamid ah xeryaha duleedka magalada muqdisho oo ay ku nool yihiin boqolaal kamid ah...

Gudiga Doorashooyinka Gudoonka Baarlamaanka oo Sheegey In aan Loo Baahneyn Kor Joogto Ilaalisa Codadka

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxa ay sheegeen inaan loo baahneyn xubno korjoogto ka noqonaya Doorashada lagu balansan yahay in ay dhacdo Isniinta,...

Akhriso:Xukuumada oo War Kasoo Saartey Heshiiskii Qarsoodiga ahaa ee Lala Galay Shirkada SKA

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegtay in ay cadeyneyso heshiiska saxaafadda laga sheegay ee lala galay shirkadda SKA inuusan aheyn mid waafaqsan habraaca...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Sheegey Iney U Madax Banan Yihiin Heshiisyada Ay Galayaan

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta caalamka kula hadlayay magaalada Dubai ayaa sheegay in Puntland u madax-bannaan tahay in ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img