WARARKA

Daawo Wareysi Xasaasi Ah oo La Yeelanay Musharaxa Gudoomiyaha Baarlamaanka Cali Sheekh Maxamed

Warbaahinta Daafeet Media ayaa waxaa ay wareysi dhinacyo badan taanaya la yeelatey musharaxa gudoomiyaha baarlamaanka golaha shacabka somaliyeed Avv Cali Sheekh Maxamed. Wareysigiina sidan ayuu...

Dagaal aad u Culus oo Haatan Ka Socda Duleedka Degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool

Warar aynu dhawaan ka helney deegaanada ku dhow degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool ayaa sheeagaya in halkaasi uu ka socdo daagaal aad u culus. Dagaalkan...

Musharixiinta Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Maanta Hortegaya Xildhibanada Golaha Shacabka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dhageysan doona khudbadaha Musharaxiinta u tartamaya Xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka. 11 Musharax ayaa buuxiyay shuruudihii looga...

Jaaliyada uk oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah u Sameysay C/rashiid Xaaji Xasanow

Jaaliyada koonfur galbeed ee dalka ingiriiska ayaa waxaa ay xaflad soo dhaweyn ah ugu sameeyeen magalada london C/rashiid Xaaji Xasanow oo ka mid ahaa...

Daawo Beesha Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Asharaaf oo Shariif Xasan iyo Walaalkiis ugu Baaqay Inuu Faraha Laka Boxo Siyasada Koonfur Galbeed

Odayaasha iyo waxgaradka beesha Asharaaf ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magalada muqdisho waxaa ay baaq ugu direen Shariif Xasan Sheekh Adan iyo Walaalkii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img