Dhegeyso: Wasiirka Socdaalka Iyo Jinsiyada Dalka Canada oo Dowlada Somaliyeed Ugu Baaqey Iney Safarad Ka Furato Canada

0
86

Wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dalka Canada Axmed Xuseen, islamarkaana ah Muwaadin Soomaaliyeed ayaa waxaa uu dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ugu baaqay in ay safaarad ka furato Magaalada Toronto ee dalka Canada.

Waxaa uu sheegay Wasiir Axmed in taasi ay sare u qaadi doono xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Canada.

Axmed Xuseen Waxaa uu sheegay in uusan hadda jirin xiriir diblomaasiyadeed oo toos ah oo ka dhaxeeya Dalalka Canada iyo Soomaaliya,taasna ay sabab u tahay in labada dal aysan iska warqabin.

AXMED XUSEEN