WARARKA

Resylwasaare Ku Xigeenka Xukumada Federaalka oo La Kulmay Safiirada Dalka Denmark u Joogta Somaliya

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Safiirka dowladda Denmark u fadhisa Soomaaliya. Kulanka...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegay in Amniga Magalada Muqdisho Soo Fiicnaaday

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Isla markana ah Duqa magalada muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka hadlayay shir lagu falan-qeynayay amniga guud ee dalka ayaa...

Akhriso:Madaxada Maamul Goboleedka Galmud oo Eedeyn Usoo Jeediyey Dowlada Federaalka

Sh. Shaakir Cali Xasan Madaxa Xukuumadda maamul goboleedka Galmudug ayaa war saxaafadeed ka soo saaray go’aanka dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka soo saartay khilaafka...

Madaxda Midowga Africa oo Kawada Hadley Faragelinta Somaliya Ay Shisheyuhu Ku Hayaan

Midowga Africa ayaa muujinaya walaaca ay ka qabaan faragelinta shisheeye ee lagu hayo Soomaaliya, kadib kulan uu magaalada Addis-Ababa ku dhaxmaray guddoomiyaha midowga Africa...

Madaxweyaha oo Maanta Xilka Ka Qaaday Guddoomiyaha Maxakamadda Sare

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee dalka Ibraahim Iidle Suleymaan, waxa uuna xilkaas...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img