WARARKA

Maxkamada Ciidanka Qalabka-sida oo Maanta Xukun Dil Ah Ku Xukuntey 3 Wiil oo Dhalinyaro ah

Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay ku dhawaaqday xukunka dacwad ciqaabeedkii loo heystay eedeysanayaasha kala ah Farxaan Maxamed Samatar, C/naasir Dhaqane...

154 Dhalinyaro oo Laga Soo Daayey Xabsiyada Liibiya oo Maanta Xamar La Keenay

Waxaa goor dhaw oo saakay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay 154 dhalinyaro Soomaaliyeed, kuwaasi oo ku xirnaa xabsiyada dalka...

Daawo Golaha Qurbo Joobta Koonfur Galbeed oo Maanta Xafiis Ka Furtey Magalada Baydhaba

Waxaa maanta magalada baydhaba lagu qabtey xaflad lagu daah fureyey xafiiska golaha Qurbojoogta Koonfur Galbeed ee Somaaliya waxaana xafladaasi ka qeyb galay masuuliyiin isugu...

Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya In Shariif Xasan iyo Xildhibanada Koonfur Galbeed Fooda Is Direen

Warar aynu ka helney ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya iney jiraan qalalaaso maamul iyo...

Maddaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Maanta La Kulmay Wefdi Ka Socda Qaramada Midoobey

Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu magalada garoowe kula kulmay wafdi uu hogaamineyey ku-xigeenka xog-hayaha guud ee qaramada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img