Akhriso:Madaxada Maamul Goboleedka Galmud oo Eedeyn Usoo Jeediyey Dowlada Federaalka

0
49

Sh. Shaakir Cali Xasan Madaxa Xukuumadda maamul goboleedka Galmudug ayaa war saxaafadeed ka soo saaray go’aanka dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka soo saartay khilaafka ka dhextaagan madaxda Maamulka Galmudug.