WARARKA

Urur goboleedka IGAD oo Shaqadii Ka Eryey Madaxweynihii Maamul Goboleedyada Jeneraal Gabre

Urur goboleedka IGAD ayaa shaqada ka eryey kornayl Gabrezabher Alemsged oo Soomaalidu u taqaanno Jeneraal Gabre. Warqad ka soo baxday xafiiska xoghayaha fulinta ee IGAD,...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal oo Maanta u Kicitamay Dalka Jabuuti

Wefddi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa maanta u amba baxay dalka Jabuuti Jamhuuriyadda. Ujeedada safarka wafdiga guddoomiyaha...

Recep Tayyip Erdogan oo Xalay Mar Kale Ku Guuleystay Dorashoyinkii Shaley Ka Dhacay Dala Turkiga

Hogaamiyaha mudada dheer ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa marki labaad ku guuleystay madaxweynanimada dalkaasi Turkiga iyada oo la tiriyey codadki doorashada laga...

Reysulwasaraha Xukumada Federalka oo Booqasho Ku Tegey Dalka Rwanda

Ra'iisul wasaaraha xukumada federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa ku sugan magaalada Kigali ee dalka Rwanda, kadib casuumaad uu ka helay madaxweynaha dalkaas, Paul...

Gudoomiyaha Gobolka Banadir oo Kulan La Qaatay Golaha Wasiirada iyo Lamaha Amaanka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yaarisoow ayaa uga mahad celiyey Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hay’addaha Amniga iyo bulshada ku nool Caasimadda guulaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img