Shacabka turkiga ayaa maanta u dareeray goobaha codabixinta ayagoo safaf dhaadheer u galay gobaha codbixinta si ay codadkooda ugu taageeraan hadba Murashaxa ay taageersan...
Dagaal culus oo isugu jiray Qaraxyo iyo mid toos ah ayey xalay Al-shabaab ku qaadeen kolanyo ay la socdeen ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM...
Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka ayaa rag ku labisan dareyska milateriga dowlada ku eedeeyey in ay deeganada koonfu galbeed...