Dhegeyso: Cabdiweli Gaas oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Maamulka Somaliland

0
31

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta khubad dhinacyo badan taabaneysay waxa uu ka jeediyey furtaankii kal-fadhigii 41aad ee Baarlamaanka Puntland.

Madaxweyne gaas ayaa si kulul uga hadlay dagaalada ka jira Gobolka Sool ee u dhaxeeya Soomaaliland iyo Puntland,waxa uuna sheegay in aysan aheyn meel Garoowe iyo Hargeysa ka dhaxeysa.

Isaga oo siiwata khudbadiisa ayuu sheegay in Puntland xilligaan ay wajaheyso dagaalo dhinacyo badan sida uu hadalka u dhigay.

Cabdiweli Gaas