WARARKA

Dhegeyso: Madaxweyne Farmaajo oo Runta u Sheegay Mucaaradka

Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay dhaliishii dhinaca amniga aheyd ee xildhibaano ka tirsan golaha shacabka todobaadkii hore ay...

Ciidanka Ammaanka Dowladda Federaalka oo Qarxiyey Miino Dhulka Lagu Aasay

Wararka inaga soo gaaraya suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in ciidanka ammaanka dowladda federaalka ay qarxiyeen miino lagu aasay meel...

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo soo Saaray Xeerar Cusub

Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya ayaa soo saartay xeer heer wasiir ah oo wax ka badalaya shuruucda gaadiidka, kaasoo ka kooban 24 qodob...

Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Sheegay In Dhawaan Midowga Yurub Somaliya Ugu Deeqi Doonto 100 Milyan Euro.

Wasiirka wasaarada maaliyada Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa isaga oo la hadlaya warbaahinta sheegay in midowga yurub Midowga Yurub ay dhawaan deeq ahaan u siinaya...

Hogaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamanka Kenya oo Ka Hadlay Isqabqabsiga Dowlada iyo Maamul Goboleedyada

Hogaamiyaha aqlabiyadda Baarlamanka Kenya oo wareeysi gaar ah siiyay Telefishanka Universal ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya iyo khilaafka u dhexeeya dowladda dhexe ee Soomaaliya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img