WARARKA

Maamulka Puntland oo Raalin Gelin Ka Bixiyey Hadalkii Cabdiweli Gaas

War qoraal ah oo ka soo baxay madaxtooyada maamul gobolleedka Puntland ayaa raaligalin looga bixiyay hadal uu dhawaan madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka-sida oo Ka Hadlay Dilalka Soo Batay

Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ayaa ka hadlay dilalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalada Muqdisho maalmihii lasoo dhaafay, waxaana uu sheegay in Saraakiisha...

Dowlada Talyaaniga oo Meel Marisay Sharciyo Lidi Ku Ah Dadka Qaxootiga

Dawladda Talyaaniga ayaa meelmarisay sharci sahlaya in la tarxiilo dadka soo galootiga ah iyo in dhalashada Talyaaniga lagala laaban karo. Wasiirka Arrimaha Gudaha Matteo Salvini...

Raysulwasaare Ku Xigeenka Xukuumada Federaalka oo Ka Hadley Sabab Shacabka Garsoorka ugu Doontaan Alshabab

Raysulwasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa wuxuu sheegay in shacabka Soomaaliyeed cabsi darteed ay garsoor ugu doontaan Al Shabaab. Wuxuu...

Alshabab oo Xaley Weerar Ku Qaaday Fariisimo ay Ciidamada Dowlada Ku Lahaayeen Duleedka Degmada Qoryooleery

Al Shabaab ayaa xalay fiidkii ayaa waxaa ay weerar kusoo qaadeen fariisimo ay ciidanka dowlada federaalka ku lahaayeen duleedka degmada qoryooleey ee gobolka shabelaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img