WARARKA

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya oo Shaqo Joojin Ku Sameeyey Xoghayaha Wasarada

Warqad qoraal ah oo kasoo baxday xafiiska Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed ayaa waxaa shaqadii looga joojiyey xoghayaha wasaaradda Jamaal...

Dhegeyso:Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Baaq u Diray Hay’adaha Amniga Puntland

Madaxweynaha maamulka Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku amray Hay’addaha Ammaanka maamulka Puntland in ay muujiyaan feejignaan dheeri ah maadaama ay jirto...

Xaaf oo Ka Horyimid Baaqii Madaxweyne Farmaajo oo ahaa In La Heshiisiyo Garacyada is Haya

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku gacan seyray baaqii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in Madaxda Maamul goboleedka Galmudug ay isugu...

Sarkaal Ka Tirsan Hey’ada Nabadsugida oo Xabsiga La Dhigay

Taliyaha waaxda caafimaadka ee hay’addaha nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Dr Xassan Axmed Maxamed Gacal ayaa xabsiga la dhigay sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen...

Qore Yaxya Amir: Airportka Dahabka ah ee Barawe.

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa warbixin ka hadlaysa dhismaha airporka magalada baraawe waxa uu salka ku hayo kaasoo uu qorey Prof Yaxya Amir oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img