Dhegeyso: Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka-sida oo Ka Hadlay Dilalka Soo Batay

0
29

Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ayaa ka hadlay dilalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalada Muqdisho maalmihii lasoo dhaafay, waxaana uu sheegay in Saraakiisha Ciidamada laga doonaayo in ay qaadaan tilaabo.

G/Sare Xasan Cali ayaa sidoo kale sheegay in dilalka sababta ay u bateen inay tahay Ciidanka dowladda oo gabay Shaqooyinkii loo idmay sidda in ay sameeyaan howlgallo.

Isagoo arimahaasi ka hadlayana waxaa uu yiri.

G-Sare-Xasan-Cali