WARARKA

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo Si Ku Meel Gaar Ah Loogu Magacaay Gudoomiye Xisbi

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan dalka dib ugu soo laabtay ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha kumeel-gaarka ah ee Isbaheysiga Midowga...

Gudoomiyaha Gobolka Banadir oo Gudiga Xududaha kala Hadley Sidii Degmada Afgooye iyo Balcad Loogu Soo Dari Lahaa Gobolka banadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa ka wada hadlay ballaarinta Sohdimaha ay Caasimaddu leedahay. Duqa...

Aqriso Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Ururka Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed

Kulan ay soo qaban qaabiyeen Ururka Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaan ( USIS ) ayaa maanta ka dhacay magalada muqdisho. Ururukan...

Heya’ada Nabasugida oo Howlgalo Kusoo Qabtey Masuul Ka Tirsan Alshabab

Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa ay shaacisay hawlgal laga sameeyey Muqdisho in lagu qabtay xubin sare oo ka tirsan ururka...

Dhegeyso: Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Ka Hadlay Deymaha Somaliya Lagu Leeyahay

Wasiirka wasaarada maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa faah faahin ka bixiyay lacagaha Soomaaliya lagu leeyahay oo gaaraya sida uu sheegay Afar Bilyan iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img