Aqriso Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Ururka Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed

0
38

Kulan ay soo qaban qaabiyeen Ururka Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaan ( USIS ) ayaa maanta ka dhacay magalada muqdisho.

Ururukan ayaa ah urur ay ku mideysan yihiin dhamaan shirkada bixiya adeega Telfoonata iyo Internetka kulankooda ayaa waxay kaga hadlayeen go,aan dhawaan kasoo baxay gudiga isgaarsiita.

Gabagabadii kulankooda waxaa kasoo baxay warmurtiyeedkan.