daafeet.com
Aqriso Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Ururka Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed
Kulan ay soo qaban qaabiyeen Ururka Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaan ( USIS ) ayaa maanta ka dhacay magalada muqdisho. Ururukan ayaa ah urur ay ku mideysan yih…