WARARKA

Qarax Ismiidaamin ah oo Kol Dhaweyd Ka Dhacay Agagaarka Wasaarada Difaaca

Qarax aad u balaaran ayaa kol dhaweyd waxaa uu ka dhacay Agagaarka Wasaaradda Difaaca Soomaaliya oo ku taalla degmada Dayniile. Qaraxa ayaa la sheegay in...

Maamulka Hirshabeele oo Ka Horyimid Qorshaha La Rabo in Lagu Balaariyo Gobolka Banaadir

Maamul-gobolleedka Hirshabeelle ayaa cabasho ka dhan ah maamulka gobolka Banaadir u gudbiyay Guddiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka. Maamulka wuxuu ka horyimid qorshaha lugu doonayo...

Alshabab oo La Wareegtay Gacan Ku Heynta Deegaanka Goofgaduud ee Goblka Bay

Dagaalyahano ka tirsan ururka al-Shabaab ayaa gudaha u galay deegaanka Goofguduud Buureey oo qiyaastii 30 km u jirta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay,...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacaabay Gudomiyaha Gudiga Khilaafaadka Dhulalka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay Cabdullaahi Xirsi Diirshe Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee Gobolka Banaadir. Eng.Yarisow...

Dowlada Federaalka Somaliya oo Mareykanka Ka Codsatay In Laga Qaado Xayirada Socdaalka

Wasiirka arrimaha dibadda dowlada federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in kulan uu magaalada New York kula qaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img