Dhegeyso: Madaxweyne Farmaajo oo Runta u Sheegay Mucaaradka

0
127

Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay dhaliishii dhinaca amniga aheyd ee xildhibaano ka tirsan golaha shacabka todobaadkii hore ay u soo jeediyeen xukuumadda.

Xildhibaanada oo ka qeyb galayay dood ku saabsaneyd ammaanka dalka ayaa waxa ay aad u dhaliileen laamaha ammaanka iyo xukuumadda oo ay sheegeen inay ku fashilantay ammaanka dalka, islamarkaana u soo jeediyay in xukuumadda ay booska baneyso.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Maddaxweyne Farmaajo