Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:-Faah Faahin Dheeri Ah oo Kasoo Baxey Qaraxii Maanta Shariif Xasan Lagula Beegsadey Deegaanka Carbiska

Faahfaahin dheeri ah oo kasoo baxaeysa weerar shariif xasan lagula beegsadey ayaa la sheegayaa in ay aheyd laba qarax isagoo socdaal safar ah ku...

Dhegeyso:-Kenya oo Burburineysa Xadkii U Dhexeeyey Somaliya Iyo Kenya Si Ay u Sameyso Xad Cusub

Dowladda Kenya ayaa la sheegayaa in ay bur burn ku heyso halka uu marayay Sohdinta ay la wadaagto Soomaaliya ee uu sameeyay Gumeysigii ingiriiska...

Dhegeyso:-VOA oo Waresi La Yeelatey Wasiirka Arimaha Dibada Ee Dalka Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibedda Ethiopia Tedros Adhanom ayaa sheegay in ciidamada Ethiopia ee howlgallada Nabadeed u jooga Somalia iyo Suudaanta Koonfureed ay yihiin kuwo dalalkaa...

Dhegeyso:-Nasiib Daro Odayaasha Kasoo Jeeda Gobolka Hiiraan oo Ku Goodiyey Iney Noqon Doonaan Kelinka Lexaad Ee Itoobiya

Qaar ka tirsan odayaasha gobolka hiiraan oo shaley warbaahinta la hadley ayaa sheegey in hadii xukuumada federaalka u sameyn weydo wexey ay rabaan in...

Dhegeyso:-Degmada Mahadaay oo Maanta Ka Bilowdey Barakac

Wararka inaga soo gaaraya degmada mahadaay ayaa sheegaya in dadkii ku nolaa Magaladaas ay bilaabeen in ay ka Barakacaan degmada kadib markii xafadaha ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img