Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:-Xubnaha Baarlamaanka oo Maanta Meel Mariyey Qaraar Ka Dhan Ah Xadgudubka Keynka Ku Heyso Xududa Somaliyeed

Kulankii maanta ay xildhibaanada ku yeesheen golaha Shacabka ayaa loogana doodayay qaraar qabyo ah oo ay soo diyaariyeen guddiyada arrimaha gudaha iyo dibadda Baarlamaanka...

Dhegeyso:-Tuug Indho Adag oo Daafeet Media Ku Eedeeyey Iney Faafiso Diinta Masiixiga ( Wal Ciyaadu Bilaah )

              Kadib kolkii Daafeet.com ay soo bandhigtay xaqiiqda dhabta ah ee Hay'adaha Samafalka maxaliga ah ee ka howlgala degmada Wanlaweyn iyo waxqabad-dardooda ayaa waxaa durbaba...

Dhegeyso:- Wasiirka Arimaha Gudaha oo Ka Hadley Mowqifka Xuluumada oo Ku Aadan Derbiga Ay Keyna Ka Dhiseyso Beledxaawo

Wasiirka Arrimaha gudaha & Federaalka dawladda Soomaaliya Mudane cabdiraxmaan Odawaa ayaa ka hadlay Mawqifka dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee ku aadan arrinka darbiga...

Dhegeyso:-Guddoomiyaha Golaha Abwaanada Abwaan Maxamuud C/llaahi Ciise Sangub oo Ku Baaqey In Keyna Lala Dagaalamo Dhulkana Laga Saaro

Kulan ay maanta yeesheen Golaha Abwaanada somaaliyeed ayaa waxaa ay wax laga Xumaado ku tilmaameen Darbiga Kenya ay ka dhisaneyso Xadka Labada Dal,iyagoo Xusay...

Dhegeyso:-Xildhibaanada Baarlamaanka oo Maanta ka Doodey Xadgudubka Kenya Ay Ku Heyso Xuduuda Somaliya ay La Wadaagto

Ajandaha kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa ahaa dood kulul oo ay kaga hadleen derbiga ay Kenya ka dhiseyso Xuduudda Soomaaliya, waxaana dooda Mudaneyaasha Baarlamaanku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img