Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:-Xidhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Ka Warbixinaya Socdaalka uu Ku Tegey Beledxaawo

Wafdi uu horkacaayo gudoomiye ku xigeenka Guddiga Arimaha Dibada Barlamaanka Dowlada Federaalka Maxamed Cumar Dalxa ayaa socdaal shaqo ah ku tegey  Degmada Beledxaawo ayagoo...

Dhegayso..Shirkii Midaynta Beelaha Geledi oo si habsami leh uga socda Afgooye

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in uu halkaasi si habsami leh uu uga socdo Shirkii Midaynta Beelaha...

Dhegeyso:-Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha Dhaqaalaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo aan Ka Wareysaney Xaalada Guud ee Degmada Wanleweyn

Waxaa inoo suura gashey in aan qadka telfoonka ku tiigsano gudoomiye ku xigeenka arimaha dhaqaalaha gobolka shabeelaha hoose Cabdi fataax Cabdulle Yusuf isaga oo...

Dhegeyso:-Ciidan Labisan dareyska Dowlada oo Maanta Barakacayaal ku Laayey Jaamacada Gaheyr

Wararka inaga soo gaaraya Jaamacadda Gaheyr ee degmada Hodan ayaa ku soo warramaya in maanta is rasaaseyn halkaas ay ku dhexmartay Ciidamo ka wada...

Dhegeyso:-Gudiga Xuduudaha iyo Federaalka oo Maanta Warsaxaafadeed Kasoo Saarey Dhul Boobka Kenya

Guddiga madaxa banana Ee Xaduudaha iyo federaalka oo maanta kulan isugu yimid ayaa waxa ay kaga hadleen xad-gudubka Kenya ay ku soo sameysay dhulka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img