Dhegayso Casharka 15aad ee Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia...
Guddoomiye xigeenka guddigaasi Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Kenya aysan ku soo xadgudbi Karin dhulka Soomaaliyeed.
Xildhibaanka ayaa intaasi...
Maalmihii ugu dambeeyey ayaa waxaa soo if baxayey warar sheegaya in Dowlada Kenya ay ku soo xad gudubtay xuduuda dhulka Soomaaliya ee dhanka degmada...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir,ayaa uga digay ummada Soomaaliyeed in si sharcidaro ah ku sheegtaan lahaanshaha Hantida Qaranka iyo iney...