Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:-Musiibadaan Haweeney Odeygeeda Raashin Sun Ugu dartey oo Ay Soo Qabteen Boliiska Degmada Baladweyne

Taliyaha Booliska saldhiga Baladweyne Dhame C/qaadir Maxamuud Axmed ayaa warbaahinta u xaqiijiyay jiritaanka Haweeney sun ay siisay seygeeda goor danbe u geeriyooday,waxaana Haweeneyda falkaan...

Dhegeyso:-GUdoomiyaha Degmada Wanleweyn oo Ka Hadlaya Duqeyntii Shaley Loo Geystey Alshabab

Gudoomiyaha degmada Wanleweyn Xaaji Isaaq ayaa waxaa uu ka warbixiyey duqeyntii shaley ka dhacdey deegaano ka mid degmada wanleweyn. Gudoomiyaha ayaa sheegey in duqeyntani lala...

Dhegayso…Wax garadka beesha Dabare oo canbaareeyay qaabka maamulka Shariif uu u soo xulayo xubnaha baarlamaanka ay ku leedahay beeshaas

Wax garadka beesha Dabare oo canbaareeyay qaabka maamulka Shariif uu u soo xulayo xubnaha baarlamaanka ay ku leedahay beeshaas Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Dhegayso…Beelaha dega Bakool oo markii ugu horeysay diiday in Ogaadeen wax ka badan hal Xubin laga siiyo Baarlamaanka K/G.

Beelaha dega Bakool oo markii ugu horeysay diiday in Ogaadeen wax ka badan hal Xubin laga siiyo Baarlamaanka K/G kulan ay magaalada Baydhabo ku...

Dhegayso Sababta uu u dhameystirmi la’yahay Baarlamaanka KoonfurGalbeed

Wali waxaa leysku heestaa oo uu muran ka taaganyahay soo xulista xubnaha Baarlamaanka ee maamulka KoofurGalbeed. Hadaba Adan Xasan Geesey oo ah wariye jooga magaalada Baydhabo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img