Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ka Jawaabey Eedeyn Kaga Timid Baarlamaanka Dowlada Federalka

Gudoomiyaha gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Jimcaale ayaa ka hadlay go’aankii ay baarlamaanka Soomaaliya ku diideen in Xaruntii hore ee baarlamaanka...

Dhegeyso Dagaaladii Shaley Dib uGa Qarxay Degmada Marka oo Weli Socda

Dagaalo aan dhamaad laheyn ayaa sanadkan bilowgiisii iyo iyo maanta si goos goos ah uga socda degmada marka kaasoo ay isku hayaan dadka deegaanka...

Dhegeyso:Madaxweynada Dowlada Federalka oo Maanta Eedeyn Usoo Jeediyyey Beesha Caalamka

Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku eedeeyey hay’adaha gargaarka iyo beesha caalamka inaysan dhaqaale siinin dawladda Soomaaliya. Madaxweynaha oo ka hadlayay...

Dhegeyso:-Magalada Gaalkacyo oo Maanta Degen iyo Ciidamadii Is Hor Fadhidey oo La kala Qaadey

Xaalada Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Saaka degan iyadoo lagu wado in maanta la kala qaado Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug ee...

Dhegeyso:-Maamulka Degmada Baraawe oo ka Warbixiyey Dagaalo Ka Dhacay Degmada

Gudoomiyaha Degmada Barawe, Xuseen Barre Maxamed Jeex ayaa waxa uu ka warbixiyay howlgalo militari oo Sacadihii ugu dambeeyay ay ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img