Guddiga madaxa banana Ee Xaduudaha iyo federaalka oo maanta kulan isugu yimid ayaa waxa ay kaga hadleen xad-gudubka Kenya ay ku soo sameysay dhulka Soomaaliyed, waxaana ay sheegeen in Kenya ay uga digayaan Xad gudubka Kenya ku soo sameysay dhulka Soomaaliyed.
C/qaaliq C/llaahi Xamza oo xubin ka ah guddiga Madaxa banaan Ee Xaduudaha iyo Federaalka ayaa warbaahin u Akhriyey warsaxafaded ay soo sareen.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada
Gudiga Xuduudaha Madaxbanan Mobil
