Wararka inaga soo gaaraya Jaamacadda Gaheyr ee degmada Hodan ayaa ku soo warramaya in maanta is rasaaseyn halkaas ay ku dhexmartay Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya taas oo geysatay khasaarooyin dhimasho iyo dhaawac intaba isugu jira.
Mid ka mid ah Odayaasha deegaanka meesha ay wax ka dhaceen ayaan qadka Taleefanka ugu waramey warbaahinta hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
