Wasiirka Arrimaha gudaha & Federaalka dawladda Soomaaliya Mudane cabdiraxmaan Odawaa ayaa ka hadlay Mawqifka dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee ku aadan arrinka darbiga Kenya ay doonayso inay ka dhisto xadka ay la wadaagto Soomaaliya.
Hadalkiisana waxaa ka mid ahaa
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
