Kulan ay maanta yeesheen Golaha Abwaanada somaaliyeed ayaa waxaa ay wax laga Xumaado ku tilmaameen Darbiga Kenya ay ka dhisaneyso Xadka Labada Dal,iyagoo Xusay in Dhismahaasi uu yahay mid aan Sharci aheyn oo laga dhisayo Dhul ay Soomaali leedahay.
Guddoomiyaha Golaha Abwaanada Abwaan Maxamuud C/llaahi Ciise Sangub ayaa sheegay in Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ay diyaar u yihiin Dagaal ay la galaan Kenya,hadii aysan joojin Xad gudubka ay ku hayso Badda iyo Biriga Soomaaliya,waxaana uu Tilmaamay Guddoomiye Sangub in ay Xariirkii u jareen Dowladda Kenya.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

SOMALIDU WAXEY HORE UGU MAAH MAAHDEY : NIMAAN KUU FURI DOONIN, YUUSAN KUU RARIN”, MR. SANGUB WUXUU HURIN RABAA DAB UU KU DOONAAYO IN SHACABKA JUBOOYINKA KU DHAMEEYO XABADA IYO MADAAFIICDA KENYA.
Comments are closed.