Ajandaha kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa ahaa dood kulul oo ay kaga hadleen derbiga ay Kenya ka dhiseyso Xuduudda Soomaaliya, waxaana dooda Mudaneyaasha Baarlamaanku guntooda ay aheyd in xal sharci ah oo siyaasadeysan loo helo joojinta dhismaha derbigan oo gudaha u soo galay Xuduudda Soomaaliya.
Xildhibaannada Baarlamaanka ayaa doodooda waxa ay ku muujinayeen aragtida uu Xildhibaan kasta ka qabo in loo wajaho sidii lagu joojin lahaa derbiga ah Kenya ka dhiseyso Xuduuda ay Soomaaliya la wadaagto,
Doodoodiina waatan ee nala dhegeysta
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

WAR HADII AY RUN KAA TAHAY ADIGA BILOW MAXAA DADKA IDIN HORDHIGAY HADAADAN WAX U QABANEYNIN CIIDANKA DOWLADA WAA INAAD U SHEEGTAAN ARINTAAN SHACABKA KALE WAXEY DIYAAR U YIHIIN INAY KASOO TAGAAN MEEL WALIBA OO AY JOOGAAN OO AY KA DAGAALAMAAN ARINTAA EE MARKA HORE DADKA HALKEE JOOGO WAA IN LAGA HELAA GACAN QAAD RUN AH
Comments are closed.