Qaar ka tirsan odayaasha gobolka hiiraan oo shaley warbaahinta la hadley ayaa sheegey in hadii xukuumada federaalka u sameyn weydo wexey ay rabaan in ay ka mid noqon doonaan maamulka itoobiya ayna qaadan doonaan waxa ay ugu yeereen kelinka lexaad.
Waxaa nasiib daro ah in odayaashii la rabey iney samata bixiyaan jiritaanka dalka somaliyeed ay isugu goodinayaan iney ay ku biiri doonaan itoobiya si loogu ogolaado fikirkooda.
Hadalkii odayaasha waakan ee nala dhegeysta
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
