Beryahanba waxaan ku howlaneyn in aan soo bandhigno arimaha la xiriira waxqabadka hey'adaha maxaliga ah ee ka howl gala degmada wanleweyn taaasoo aan isbuucyadii...
Ciidanka amisom ee ku sugan gobolka shabeelaha hoose ayaa howlgalo ay xaley ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada wanlweyn waxaa ay kusoo qabqabteen dad xoolo...
Waraysi ay la yeelatay Idaacadda VOA-da Taliyaha nabadsugida dawladda Faderaalka Soomaaliya Jeneraal, Cabdiraxmaan Axmed Tuuryare Ayuu kaga hadlay xaalada nabadgelyo ee ka taagan dalka...