Dhegeyso:-Ciidanka Liyuu Boolis iyo somali Ku Dagaalantey Xadka Itoobita iyo Somaliya

0
434

liyuuDagaalkaan oo u dhexeeya Ciidamada Liyuu Boolis Ee Soomaalida iyo Dad Shacab ah ayaa Saaka aroortii hore ka dhacay degaanka Raaso oo ku yaalla Dhulka Soomaalida ay Itoobiya Maamusho.

Dagaalka ayaa Geystay Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac ah oo soo kala gaaray Dhinacyada ku dagaalamay degaanka Raaso.

Mid kamid ah odayaasha deegaan oo ka hadlaya dagaalkaas hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

dagaal ciidanka liyuu

Halka hoose kaga dhegeyso mobilkada

dagaal ciidanka liyuu mobil