Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:-Alshabab iyo Amisom oo xaley Ku Dagaalamey Bali-doogle

Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Dagaal la isku Adeegsaday Hubka Nuucyadiisa kala duwan oo ka dhacay Degaanka Waabatay oo hoostaga Garoonka Diyaaradaha ee...

Dhegeyso:-Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Ka Hadley Qaraxii Shaley Ka Dhacay Hottel Saxafi

Xildhibaan Daahir Amin ayaa waxaa uu shaley isaga oo jooga goobtii uu qaraxa ka dhacay hottel saxafi sheegey in ciidanka nabadsugida ay howl wanaagsan...

Dhegeyso:- Dagaalo Ka Dhacay Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal culus uu saaka waabarigii hore ka dhacay deegaanka Garas-weyne iyo Moora-Gaabey oo ku dhow...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Deegaanka Mareerey oo ku Eedeeyey Isbaarooyinka Gobolka Shabelaha Hoose Dowlada Federalka iyo Maamulka Shariif Xasan

Guddoomiyaha deegaanka mareerey Sayid Mayow Maaseey oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in weli ay dhibaato ku qabaan dadka shacabka ah isbaarooyinka aan xadka...

DHEGAYSO..DERSIGA 14AAD EE KITAABKA ABII SHUJAAC

Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladanAtlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan RiixUnknown Album

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img